Qareen caan ah oo xalay Oslo lagu dilay: wiilkiisa oo ay boolisku xabsiga dhigeen.

0
83

Waxaa xalay fiidkii guri kuyaal xaafada Røe ee magaalada Oslo lagu dilay Tor Kjærvik oo ahaa qareen caan ka ah dalkan Norway. Waxeyna boolisku dilkaas u qabteen wiil uu dhalay qareenka la dilay oo ku eedeysan dilka aabihiis.

Booliska ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay wiilka uu dhalay qareenka oo sodomeeyo jir ah, waxeyna raaciyeen in khilaaf mudo dheer socday, kuna saabsanaa arrimo qoys uu ka dhex taagnaa wiilka iyo aabihiis. Balse aan ilaa hada la ogeyn sababta rasmiga ah ee dhalisay in wiilkaas uu aabihiis gacantiisa ku dilo.

Wiilka la qabtay ayaa hada ku eedeysay dilka aabihiis iyo isku deyga dilka qof kale oo qoyska katirsan.

Xigasho/kilde: Vitner forteller om flere skudd: – Så en sortkledd mann i døråpningen

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments