Dowlada Norway ayaa isbuuc kahor dheereysay go´aankeedii ahaa in la hakiyo adeegsiga talaalka astrazeneca, kadib markii ay dhinteen afar qof oo dhalinyaro oo talaalkaas qaadatay. Warbaahinta NorSom News ayaa wareysi la yeelatay agaasimaha waaxda xanuunada faafa ee machadka caafimaadka dadweyha Norway ee FHI, waxaana weydiinay su´aalo dhowr ah oo la xiriira talaalka Corona iyo xaalada guud ee feyruska. Hoos ka daawo muuqaalka: