Daawo: Gabadhii Soomaalinimada lagu cunsuriyeeyay oo dareenkeeda ka hadashay.

0
90

Iido Adan: Waxaan goobta u tagay in la iga qaado wareysi shaqo, balse waxaan kasoo baxay aniga oo ilmo ay iga socoto, kadib markii ninkii wareysiga shaqada iga qaadayay uu bilaabay inuu ereyo cunsurinimo ah ka sheego soomaalida, kuna tilmaamo dad aan shaqeysan iyo dad aan shaqada daacad(seriøs) u aheyn.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments