mandag, juni 14, 2021

Daily Archives: Oct 20, 2020

Trondheim: Nin baabuur ku dilay taksiile soomaali ah oo xabsi iyo magdhow lagu xukumay.

Maxkamada magaalada Trondheim ayaa nin afartameeyo jir ah ku xukuntay 30 maalmood oo xabsi ah iyo magdhow 375.000 kr, kadib markii lagu helay inuu...

Guri: Macalimiinta Norway, xor bey u yihiin inay ardeyda tusaan sawirada laga sameeyo nabi Muxamed.

Maalintii jimcaha aheyd waxaa dalka Faransiiska lagu dilay nin macalin ahaa oo ardeyda fasalkiisa tusiyay sawiro farshaxan ah oo loo ekeysiiyay nabi Muxamed NNKH....

Barafkii oo gobolada qaarkood ka bilowday. Booliska oo baabuurleyda u digayo.

Habeenki xalay waxaa gobolada Bariga iyo koonfurta dalkan Norway ka da´ay baraf bilow ah, kaas ahaa mid horey loo sii saadaalinayay. Magaalooyinka Kongsberg iyo...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.