(Dhageyso): Sweden oo soo saartay sharciyo adag oo saameynaya soo-galootiga

0
125
Foto: Wikipedia

Dawladda Sweden ayaa dhawaan soo saartay sharciyo adag oo la xidhiidha arrimaha bulshada, oo si gaar ah u saamaynaya dadyowga soo galootiga ee dalkaasi qoxootinimada ku jooga.

Sharciyadan oo dhaqan galay billawgii bishan July ayay ka mid yihiin, gudniinka gabdhaha, guurka ay qoysasku caruurtooda u dooraan lamaanaha ay guursanayaan, ama hablaha oo wiilal lagu daro iyaga oo aan isa soo dooran.

Waxaa sidoo kale la mamnuucay in gabdhaha loo diido inay guursadaan qofka ay iyagu doortaan.

Halkan ka dhageyso warkan

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments