(Dhageyso)-VOA: Galka Baarista: Coronavirus iyo dhimashada Soomaalida Qurbaha.

0
149

Idaacada VOA- ayaa barnaamij ka diyaarisay waayo aragnimada dadka Soomaaliyeed ee ehelladooda ay u dhinteen cudurka Coronavirus, iyo sababta keentay in cudurka uu si weyn ugu faafo bulshooyinka Soomaalida ee ku nool dalka dibeddiisa, gaar ahaan Yurub.

Halkan ka dhageyso barnaamijka: https://www.voasomali.com/a/5363152.html

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments