Soomaalida Oslo oo beri kulan tacsi ah u sameyn doonto AHN Gudoomiye Yariisow.

0
229

Soomaalida ku dhaqan magaalada Oslo ayaa beri kulan tacsi ah u sameyn doonto gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, iyo duqii magaalada Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Yariisow.

Kulanka ayaa lagu wadaa inay kasoo qeybgalaan xubno katirsan maamulka magaalada Oslo iyo dowlada Norway, waxaana qaban-qaabadiisa wado jaaliyada soomaaliyeed ee Oslo.

Kulanka ayaa beri oo arbaco ah ka dhici doono hoolalka shirarka ee hotelka Anker. Wuxuuna bilaaban doonaa 17:00 galanimo.

Kala xiriir wixii faah-faahin ah:

Tlf: 46312677 ama 45699205

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments