Safaarada Norway ee Soomaaliya oo beenisay balan qaad Viso been abuur ah.

0
244

Boga Twitterka ee Safaarada Norway u qaabilsan dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa beeniyay balan qaad dal ku gal(Viso) been abuur ah oo lagu faafiyay bog Facebooga ah.

Qoraal xayeysiin ah oo lagu baahiyay bar Facebooga ah oo uu leeyahay Banki Soomaaliya kuyaal ayaa dadka loogu balan qaaday ku guuleysiga dal ku galka ama Visaha dalka Norway.

Safaarada ayaa saacado kadib soo qortay qoraal lagu beeninayo balan qaadka Bankiga. Waxeyna balan qaadka Bankigaas ku sheegeen mid been abuur ah.


Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments