Maalintii sabtida aheyd waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay ilaa shan qarax, kuwaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya ilaa dhowr iyo toban qof.
Dadka qaraxyada ku dhintay waxaa kamid ahaa Saqar Ibraahim Cabdala oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaarada shaqada iyo shaqaalaha Soomaaliya.
Warbaahinta dalkan Norway ayaa maalintii shaley aheyd Aad wax uga qortay qaraxyadii sabtida ka dhacay Muqdisho, xuseyna dhimashada wasiirka.
Waa kuwan qaar kamid ah cinwaanada(Riix si aad u aqriso:
NRK: Minister drept av selvmordsbomber
VL: Minst elleve drept i angrep i Somalias hovedstad
VG: Statsråd drept i Mogadishu