Wasiirka Maaliyadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dawladda Norway

0
180

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi sare oo ka socday Dawladda Norway, waxaana kulankaasi ay uga wada hadleen arimio dhowr ah.

Wafdiga ka socday dowlada Norway ee la kulmay dowlada Soomaaliya, ayaa waxaa kamid ahaa ergeyga dowlada Norway u qaabilsan Soomaaliya, Vebjørn Hansen.

Sida uu tabiyay SNTV, C/raxmaan Ducaalle Beyle Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wafdiga ka socda Dawladda Norway ayaa kawada hadleen kobcinta dhaqaalaha iyo Caawimada ay Norway siiso Soomaaliya.

Dawladda Norway ayaa kamid dowladaha taageerada ugu badan ee dhaqaale ama caawineed siiya dowlada Soomaaliya.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments