Sweden: Xisbiga reysulwasaaraha Sweden oo raba in shuruud luuqada ah lagu xiro soo galootiga la siiyo taageera dhaqaale

0
171
Reysulwasaaraha Sweden: Stefan Lofven

Xisbiga uu katirsanyahay reysulwasaaraha Sweden ee Socialdemokraterna ayaa raba inuu shuruud luuqadda ah ku xiro dadka aan luuqadda Swedishka aqoonta u laheyn ee soo dalbada taageerada dhaqaale ee ceyrta.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments