Waahelay: Ganacsiga soomaalida iyo Heeybsooca

0
150

Markuu dalkeena ka dhacay dagaalka sokeeye waxaa loo qaxay dalka dibadiisa oo dad badan isaga dhiibeen qaxootinimo. Markii la imaaday dalalka shisheeye waxaa loogu imaaday luqado, dhaqamo cusub iyo diimo kale.

Waxa ugu horeeyo lagaa rabo intaadan suuqa shaqada galin waa inaad luqadda wadankaad qaxootinimada isaga dhiibtay baratid,markaas kadibne waa inaad raadisaa shaqo oo mar walba taagan tahay goobaha shaqooyinka banaan lagu soo bandhigo.

Waxaa jiro Soomaali badan oo qurbaha joogta ineey la kulmeen cusurinomo dhanka suuqa shaqada….

Maqaalkan oo dhameystiran kasii akkhri bogan: Waahelay.com

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments