Shirkadaha Egal Transport og logistikk: Wax kasta waxaan kuugu qaadi qiimo jaban oo sharciyeysan.

0
118

Wax maka iibsataa goobaha lagu soo bandhigo alaabta ee internetka sida Finn.no, Alaab culus maka iibsatay dukaan oo ma u baahantahay in guriga laguu geeyo, Ama maka guureysaa guriga aad hada degantahay, mana u baahantahay in alaabtaada laguu raro?. Sidoo kale ma rabtaa inaad iska tuurto qaar kamid ah alaabaha guriga kuu yaalo oo culeys kugu haya?

Hadii mid kamid ah ama dhamaan su aalaha kore aad ka bixisay jawaab ah Haa, waxaad la xiriirtaa shirkadaha Egal Transport og Logistikk oo ah shirkad kaa caawin karta wax kasta oo ku saabsan alaab qaadis ama keenis, waxaadna kala xiriiri kartaa telefoonkan: 40241783

Egal Transport og Logistikk waa shirkad sifo sharci ah ku shaqeysa, kana qiimo jaban qiimaha suuqa madow ee magaalada. Hadii ay jirto hey ad dowlada ah oo kaa caawineyso guuritaanka, sida Nav ama ceyrta, waxey shirkadana kuu sameyneysaa Faktura aad si toos ah ugu dirto hey’addas, adiga oo aan dhibaato badan ka marin.

Egal Transport og Logistikk, waxaa kugu soo dhaweyn doono shaqaale iyo maamul soomaali ah, afkaaga hooyana kuugu adeega:

«Hal na tijaabi oo nala soo xiriir, adiga ayaa arki doono waxa aan kaga duwanahay shirkadaha kale»

Kala xiriir: Sharmarke Cigaal : 40241783

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments