Deg-deg: Listhaug oo la kulmi doonto wasiirka amniga Soomaaliya: Taaba-galinta heshiiska dib u celinta.

0
170

Wasiirada soo galootiga dalkan Norway ayaa maanta lagu wadaa inay la kulanto wasiirka amniga qaranka dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Abuukar Ducaale Islow.

Sida uu qoray wargeyska VG, ajendaha kulankan ay Listhaug la yeelan doonto Islow ayaa ka kooban labadan qodob: Taabagelinta hesiiska dib u celinta ay Soomaaliya kula jirto Norway(ka dhigan inuu horey u jiray heshiis) iyo arinta dugsi quraanada loo dhaqan-celiyo caruurta soomaalida ah.

Wey muuqatay in Listhaug aysan Keyna u aadin inay qoxooti Kenyati ah celiso, balse waxaan ka war sugnaaba waa wixii kasoo baxo kulankooda.

Wixii kusoo kordha arintaas dib ayaan kasoo galin doonaa.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments