torsdag, september 16, 2021

Monthly Archives: February, 2018

Soomaalida Denmark oo bilaabay inay baraha bulshada ku faafiyaan sheekooyin iftiiminiya inaysan aheyn sawirka ay warbaahintu ka bixisay.

Isbuucii hore waxaa warbaahinta Denmark, min gobol ilaa tuulo aad looga hadalhayay haweenka soomaalida ah ee dalkaas ku dhaqan, iyo ka qeyb qaadashadooda suuqa...

London: Nin loo qabtay dilka labo wiil oo soomaali ah

Laamaha amaanka magaalada London ee dalka UK ayaa xabsiga dhigay wiil 18 sano jir ah, kaas oo lagu eedeynayo inuu ka danbeeyay fal dil...

Daawo Video: Dhibaatooyinka dhanka sharciyada ka heysta soomaalida dalka Norway

https://www.youtube.com/watch?v=Z8YrPEh9FII&feature=youtu.be

(Fariin): Gudiga gurmadka soomaalida Norway oo fariin gaarsiinaya soomaalida Norway

https://www.youtube.com/watch?v=FyynkcrLxZQ&feature=youtu.be

(Video): Soomaalida Gjøvik oo lacag ku wareejiyay gudiga gurmadka soomaalida Norway

Gudiga taakuleynta jaaliyada soomaaliyeed ee magaalada Gjøvik ayaa lacag ku wareejiyay gudiga gurmadka soomaalida Norway oo isbuucyadii ugu danbeeyay ku howlanaa howl lacag uruurin...

(Maqaal): DHAQAN CELIS IYO «PROPAGANDADA» NRK: SOMMALIDA MAXAA LAGUDBOON?

Waxaa qoray: Qaasim Maxamed Aadan, Bergen Waxaa goobaha doodaha wadanka Norwey ka hari la` wararka ku saabsan carurta dhaqan celis loogu celiyo wadanka Somalia.  Wargeyska...

Wasiirada caruurta: Waxaan qiimeynayaa in isbadal lagu sameeyo sharciga, si barnevernku ay usoo gali karaan kiisaska caruurta dugsi quraanka loo diro

Waxaa isbuucan mar kale warbaahinta Norway kusoo xoogeystay kiisaska ku saabsan caruurta soomaalida ah ee Norway ku dhaqan,  loona diro dugsi quraanada Soomaaliya kuyaalo,...

Abdishakuur Heersare:Sababaha Keena In Lagu Dhaco Imtixaanka Cilmiga Bulshada “Samfunnskunnskap”

Qore: Cabdishakuur  X. Muxumed Muuse (Heersare) ----------------------------------------------------------------------------------------------------- Sannadahan danbe waxa sharci lagaga dhigay dadka doonaya inay degaan Norway ee codsanaya sharciga degenaansho ama baasaaboorka weyn qaadanaya inuu...

Maxkadeynta garsoore kubada cagta soomaali ah oo Denmark ka bilaabatay!

Magaalada Kolding ee dalka Denmark waxaa isbuucan ka bilaabatay maxkamadeynta garsoore soomaali ah oo katirsan garsoorayaasha caalamiga ah ee xiriirka kubada cagta aduunka ee...

Denmark: TV2 oo qirtay inuu warbixin marin-habaabin ah ka qoray dumar soomaaliyeed

Muuqaal baahiyaha TV2  ee dalka Denmark ayaa maalmo kahor warbixin ka qoray 11 dumar soomaali ah oo uu kula kulmay goob shir ah, iyaga...

Laba wiil soomaali ah oo lagu dilay magaalada London.

Sida ay xaqiijiyeen booliska magaalada London, labo wiil oo Soomaali ah ayaa la dilay, halka mid kalana la dhaawacay, kadib markii ay weerar kala...

Egal Transport: Qiime ka bilowdo 299 Kr´ ayaan alaabta ku qaadnaa Oslo.

Egal Transport og logistikk:  Mala socotaa in Oslo gudaheeda uu qiimaheenu ka bilowdo 299, waxaana rabnaa inaan qiimaha ugu jaban kuugu adeegno. Waxyaabaha aan lacagtaas...

Odense: Maxaa kala heysta dumarka soomaaliyeed iyo warbaahinta Denmark?

Dhowrkii maalmood ee ugu danbeeyay waxaa si caqliga ka baxsan warbaahinta Denmark loogu hadalhayay dumarka soomaalida iyo ka qeyb-qaashadooda suuqa shaqada dalkaas. Waxaa arintaas...

Stange: Xildhibaan soomaali ah oo siyaasi Sp katirsan ka dalbaday inay soomaalida raali-galin ka siiso hadal ay sheegtay

Isbuucii lasoo dhaafay waxaa warbaahinta lokalka ah ee magaalada Stange iyo guud ahaan gobolka Hedmark laga hadalhayay dood ku saabsan masaajid ay soomaalidu maamusho...

Germany: Soomaali lala xiriirinayo Al shabaab oo ciidamada dalka Germany ay qabteen.

Ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee dalka Germany ayaa qabtay wiil soomaali ah, kaas oo la sheegay inuu katirsanaa dadka u dagaalama al shabaab ee...

Daawo: Bandhiga buuga Ila ooy ee magaalada Oslo: Qoraa Ifraax Ciyow

https://www.youtube.com/watch?v=YbaWMFtyX2g

Kiisaskii caruurta loo diro dugsi quraanada oo mar kale soo laba kacleysay

Dhowrkii bilood ee ugu danbeeyay waxaa warbaahinta Norway aad looga hadalhayay kiisaska caruurta soomaalida ah ee dib loogu celiyo Soomaaliya, qaarkoodna ay soo tabiyeen...

Abdijibaar Ahmed: Maalin Walbo Waa Maalin Cusub, Isweydii Maanta Maxaad Qabatay oo Faa’ido u ah Naftaada?

Maalin walbo oo ku dhaafto kuuma soo noqonayso, waxaadna maalin walbo la kulantaa maalin cusub ee ku dadaal maalintaada.  Sawabtoo ah, shalay waa maalin...

Aftenposten: Denne Oslo-skolen har innført egne foreldremøter på somali.

Aftenposten: Rektor Halvor Holm og utekontakt Jamal E. Diriye ved Jordal skole i Oslo mener norsksomaliske foreldre er blitt tryggere på både skolen og...

Kasoo qeybgal ama ilmahaaga usoo dir seminaarka dhiirigalinta waxbarashada ee ururka ardeyda SSF

Ururka ardeyda soomaaliyeed ee Norway(SSF) ayaa 22-ka bishan February qaban doono seminaarka dhiiragalinta waxbarashada sare ee jaamacada, oo ah seminaar loogu talagalay in dhiirigalin...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.