Tv-ga qaranka Norway ee NRK ayaa maanta soo bandhigay sheekooyin xanuun badan oo ay la kulmeen dhalinyaro soomaali ah, kuwaas oo Soomaaliya loo dhaqan-celiyay.
Wasiirada arimaha soo galootiga dalkan Norway, S. Listhaug ayaa isla caawaba sheegtay inay kulan deg-deg ah isugu yeertay shan wasiir oo kale, si ay uga arinsadaan waxa ay dowladu ka qaban karto arimaha ay la kulmaan caruurta la dhaqan-celiyo.