Daawo: Khudbadihii ugu danbeeyay iyo dardaaranka madaxda xisbiyada

0
173

Waxaa xaley tv-ga qaranka Norway lagu qabtay doodii ugu danbeysay ee u dhaxeysay gudoomiyayaasha xisbiyada, taas oo aheyd tii ugu adkeyd ee dhexmartay xisbiyada, isla markaana aan waxbo la isku reeban.

Dooda kahor ayuu NRK madaxda xisbiyada siiyay hal daqiiqo oo midkasta uu kusoo koobi karo fariinta ugu muhiimsan, uguna danbeysa ee uu rabo inuu bulshada u gudbiyo doorashada kahor.

Halkan ka daawo dardaaranka madaxda xisbiyada oo sawir fiican ka bixinaya barnaamijkooda doorashada. NRK.NO

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments