Sabtidii lasoo dhaafay waxaa magaalada Oslo ku qabsoomay kulan dood iyo aqoon isweydaarsi ah, kaas oo looga hadlayay sidii ay warbaahinta soomaaliyeed ee Norway ay uga qeybqaadan laheyd baraarujinta bulshada ee xiliga doorashada dalkan Norway.
Kulankaas waxaa isla soo qaban-qaabiyay xarunta Grace-Center iyo warbaahinta NorSom News. Waxaana kasoo qeybgalan inta badan warbaahinta iyo wariyaasha soomaaliyeed ee dalkan ka howlgala. Sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay aqoonyahano xiriir la leh arimaha warbaahinta iyo saxaafada. Halkan ka daawo sawirada kulanka.
Halkan ka daawo doodan iyo kulankan oo dhameystiran:
https://www.youtube.com/watch?v=fSWrYkOpHwY