(Video): Dood iyo aqoon -isweydaarsi: Sidee warbaahinta Soomaalida Norway uga qeybqaadan kartaa baraarujinta bulshada ee ololaha doorashada

0
108

Sabtidii lasoo dhaafay waxaa magaalada Oslo ku qabsoomay kulan dood iyo aqoon isweydaarsi ah, kaas oo looga hadlayay sidii ay warbaahinta soomaaliyeed ee Norway ay uga qeybqaadan laheyd baraarujinta bulshada ee xiliga doorashada dalkan Norway.

Kulankaas waxaa isla soo qaban-qaabiyay xarunta Grace-Center iyo warbaahinta NorSom News. Waxaana kasoo qeybgalan inta badan warbaahinta iyo wariyaasha soomaaliyeed ee dalkan ka howlgala. Sidoo kale waxaa kasoo qeybgalay aqoonyahano xiriir la leh arimaha warbaahinta iyo saxaafada. Halkan ka daawo sawirada kulanka.

Halkan ka daawo doodan iyo kulankan oo dhameystiran:

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments