(Video)-London: Mo Farah oo mar kale ku guuleystay tartanka orodka 3000 M

0
232

Orodyahanka asalkiisu uu soomaaliga ah yahay ee Maxamed Faarax ayaa mar kale ku guuleystay tartanka orodka dheer ee 3000 M ee Anniversary Games, kaas oo ka dhacay magaalada London. Maxamed Faarax oo horey ugu guuleystay afar biladood oo Olimbikada ah, ayaa hada isku diyaarinayo inuu ka qeybqaato tartanka orodka dheer ee 5000 M.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments