Guriga dhaqanka oo marti galin doono barnaamijka dhaqanka, suugaanta iyo taariikhda soomaalida

0
122

Guriga dhaqanka iyo hiddaha Norway(litteratur-huset), ayaa bisha nagu soo food-leh ee may, marti-galin doono barnaamijyo looga hadlayo dhaqanka, gabayada, hiddaha iyo taariikhda soomaalida. Barnaamijkaas oo socon doono mudo sadex maalmood ah( 5-5-2017 ilaa 7-5-2017).

Dadka lagu casuumay barnaamij dhaqameedkaas, ayaa waxaa kamid ah fanaanka soomaaliyeed ee Aar maanta iyo qoraaga Ingiriiska u dhashay ee taariikhda soomaalida wax ka qoro ee Martin Orwin.

Sidoo kale waxaa lagu casuumay gabdho dhalinyaro soomaali ah oo iyagana qoreyaal ah.

Halkan ka akhri programka barnaamijkaas iyo dadka kasoo qeybgali doono. 

[adsenseyu2]

 

 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments