3 shaqo oo hey´ada NRC ka banaan Somalia gudaheeda(Muqdisho, Gaalkacyo iyo gobalada dhexe…)

34
403

Hey´ada Norwegian Refugee Council oo ah hey´ad gargaar oo laga leeyahay wadankan Norway, ayaa bogeeda internetka kusoo bandhigtay sadex boos shaqo oo NRC ka banaan Somaliya gudaheeda. 

Shaqooyinkan qaarkood waxaa codsan karo oo kali ah qofkii dhalashadiisu ay soomaali tahay(oo dabcan aqoonteeda leh), sidaas darteed waa jaanis aad u weyn ee soomaalida Norway ee aqoonta leh, rabtana inay wadankii wax kusoo kordhiso ha codsadaan.

1):Food Security Specialist-Somalia/Gobalada dhexe. Frist: 5-2-2017( qabashada codsiga shaqadan bari ayuu ku egyahay)

2):Re-Advertisement Education Project Officer (Somali Nationals Only)- Galkaio-Puntland.. Frist: 8-2-2017

3):Project Manager – Food Security (National Position) Mogadishu)- Frist: 19-2-2017

Sidoo kale waxey shaqooyin ka banaanyihiin wadamada daris la ah Soomaaliya ee Kenya, Ethopia iyo dhulka soomaalida ee Ethopia ay xooga ku maamulato. Halkan kasii fiiri shaqooyinkaas banaan. 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

34 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments
Filsan ismail mahmud
Filsan ismail mahmud
7 years ago

Magaceygu waa filsan ismail mahmuud waxan jooga somaliyaa waxan donaya walal shaqo hadii aan helayo hada please i cawiyaa

Naima adan nur
Naima adan nur
6 years ago

Magceygu waa Naima adan nur waxan ku noloshay magalada mogdisho waxan donayaa shaqo plz hadii aan aan helayo muhiim ayaan u ahay

Maryan
Maryan
6 years ago

Asc magaceygu waa Maryan mukhtar siid Cumar waxan aqan shaqo soon plz hadi aad shaqalo donesaan aniga ku haboon xaga caafimaadka plz icaawiya

Hodan sh aadan xusein
Hodan sh aadan xusein
6 years ago

Magaceygu waa hodan waxan u bahanahay inan kafaa’ideysto fursadaan shaqo waxa ahay university degree mahadsanidiin.

cumar yaasiin ibaraahim
cumar yaasiin ibaraahim
6 years ago

my name omar yaasiin ibraaahim ilive in muqdisho finshed universal dgree mangement my phone 634208519 thanks all

yusuf husein mahamud
yusuf husein mahamud
6 years ago

my name is yusuf husein i live in mogadishu-somalia
i need a job if i get it plz help me. i finished the university degree my 0619314291

mohamed iidow cabdurahman

magaceygu waa mohamed iidow cabdurahman waxan jooga somalia gar ahaan mogadisho waxan ahay shaqa raadis sidoo kale xeerka waxbarasho aan leeyahay waa xeerja macadeed waxaa rajeynayaa sodsigeyga shaqo in aad iga aqbali doontaan my tell+252616225311/+252617700507

faisal mohamed
faisal mohamed
6 years ago

my name is faysal i live somalia specialy mogadishu
i have double bacheloar i interest or need focunt job norwegian refugee council
contact me 0615019760 email faysalmaxamed1@gm

Mohamed farah Abdi
Mohamed farah Abdi
6 years ago

My Name is Mohamed farah Abdi I one of the learners in universality of Mogadishu especially Somali international universality faculty of agriculture science last year I’m like to work NRC organisation

keyf waxan jogaa xmr ilaso xarir 617499909

Name waa keyf waxaan jogaa mogdisho anigaa diyaar uah shaqadaas ilaso xarir tel number 617499909

Ahmed jeelle Ahmed
Ahmed jeelle Ahmed
6 years ago

Maga ceyga waa Ahmed jeelle waxaan u baahana ahay shaqo aan codsn lahaa waxaan kunoo lahay magalada muqdisho

Cabdi Raxman cabdi radhid

Asc dhaman madax hay’ad waxan donaya
Shqo waxa ku nolahay magalada b/wein
Ee magala madaxda gobalka hiiran
Magaceygu waa cabdi Raxman cabdi rashid

Plz waa cadsi ee ii tix goliya

Ahmed jeelle Ahmed
Ahmed jeelle Ahmed
6 years ago

Maga ceyga waa Ahmed jeelle waxaan idinka codsa nayaa shaqo please haligu caawiyo waxaan jogaa Somalia my phone number 615457645

ibrahim cali fiqi
6 years ago

Ibrahim Cali Fiqi
magaceygu waa ibrahim cali fiqi waxaan jooga muqdishu waxan diyaar u ahay inaan ka faa’ideysto fursada shaqo banan maxa yeelay waxan ahay batch degree of computer science fadlan codsigeyga ii tix geliya waxan ahay shaqo la’aan waxad igula soo xiriiri kartiin 0618612988 / 0617407937 /0615309291

mohamed moain abdi
mohamed moain abdi
6 years ago

Asc magacaygu waa mohamed moalin abdi jooga soomaliya gaar ahaan wadajir waxaa aan ahay arday soo dhameeyey jaamacad waxaa aan doonayaa in aad iga caawisaan dhanka shaqaalaysiin waxaa aan idinka rajeenayaa jawaab dhaxal gal ah aniga iyo idinkuna ku wada farxayno inshaa alaah

maxamed xuseen cal
maxamed xuseen cal
6 years ago

magaceygo wa maxamed xuseen cali juuga soomaliya muqdisho gar ahaan hodan herkeygu waa herka kubad ee jamacada qeyta sharciga iyo qanuuka waxan aha doob shaqaradis ah telka waa 0615743776

muuse maxamed cali
6 years ago

magaceygu waa muuse maxamed cali waxan jooga soomaliya waxan doonaya fusad shaqo hadi ay idinka banaantahay muhim ayan u ahay thanks namber 00252615002574 good luck

Sharmarke hassan shidane

Assalaamu caleykum magacaygu waa sharmarke hassan shidane waxan ku nolahay somali gaar ahan mogadishu waxan ahay shaqo_doon waxa I heysa baahi shaqo la’aan ah waxan idin ka codsanaya aad ayey muhiim iigu tahay I AM like to work NRC organization plz haddi aan helaayo muhiim ayaan u ahay please hala igu caawiyo waxan jooga somali plz and plz

abdirahman abdihakin
abdirahman abdihakin
6 years ago

hello dear my name abdirahan from soomalia mugdishu i need workin pls helpe me +252617341667 or +252906446886 pls contact me
email horseed177@gmail.com or numbers thanks

abdirahman abdihakin
abdirahman abdihakin
6 years ago

hello dear my name abdirahman from sooalia mugdishu i need workin pls helpe me +252617341667 or 2520906446886 pls contact me
email horseed177@gmail.com or numbers thanks

Mohamuud
Mohamuud
6 years ago

Asc magacaygu waa mohamuud sheikh Abdulahi waxan ahay shaqo doon plse hadii aad shaqo qadanaysan ani ayaa ku habon shaqadaa +252907580944

maxame cali wardheere
maxame cali wardheere
5 years ago

good NRC

Ilyaas
Ilyaas
3 years ago

Shaqo doon

Ismaaciil
Ismaaciil
3 years ago

Yaa

Ismaaciil
Ismaaciil
3 years ago

Waxan doonayaa shaqo waxaan joogaa wadanka Somalia magaceyga waa ismaanciil Maxamed Cali Barrow numberkaan igala soo xiriira kartaan anigaa heesto 252616148220

Ismaaciil Maxamed Cali Barrow
Ismaaciil Maxamed Cali Barrow
3 years ago

My name ismaanciil maxamed cali Barrow I need jope Very important
Iam stay in somalia
I nationality somalia
Iam stay in Kaaraan district

My family refugee in somali
Contact us 252616148220

Cilmi
3 years ago

Somaliland

Daahir
Daahir
3 years ago

Acs magacaygu waa daahir maxamed cabdikariim waxan ku noolahan moqdishu waxan ahay heerka koobad ee jamacadeed waxan darasadeeyaa IT waxan kasii ahay wep development waxan rajeynayaa in ley tixgalindoono codsigeeyga waad mahadsntihiin

adam yusuf gudane
adam yusuf gudane
1 year ago

shaqo doon baab ahay mobile 00252634421476

adam yusuf gudane
adam yusuf gudane
1 year ago

shaqo doon baan ahay

adam yusuf gudane
adam yusuf gudane
1 year ago

SHAQO DOON BAAN AHAY KU NOOL HARGEISA

adam yusuf gudane
adam yusuf gudane
1 year ago

SHAQO DOON BAAN AHAY KU NOOL HARGEISA

adam yusuf gudane
adam yusuf gudane
1 year ago

MY NAME IS ADAM YUSUF GUDANE ,ARE IN HARGEISA SOMALILAND .I SPEAK AND WRITE ENGLIISH ,NORWEGIAN HAVE BEEN IN OSLO 19 YEAR AND WORK HAVE NORWEGIAN PASPORT LOOKING FOR JOBB IN NRC OR UNDP ,UNICEF IN HARGEISA

Apdirihmaan xuseen ali
Apdirihmaan xuseen ali
11 months ago

Shaqo walba wellcome