Soomaali passport bug ah(fake) wato oo lagu qabtay Gardermoen

0
215

Wargeyska Eidsvoll Ullensaker Blad, ayaa qorayo in ilaalada gagida diyaaradaha Gardermoen ay qabteen, nin soomaali ah oo watey passport bug ah. Ninkaas oo hada ku xiran Airportka. 

Faah-faahin dheeri ah, wargeyska iyo ilaalada Gardermoen kama bixin ninka soomaaliga ah oo sheegeen iney ku qabteen passportka bugta ah, kaliya waxey magacaabeen dhalashadiisa iyo falka lagu qabtey. 

Xigasho/kilde: Eidsvoll Ullensaker Blad

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments