Falanqeyn: Dhibaato intee le´eg ayaa dadka muslimiinta kasoo gaari karta weerarada ay geystaan kooxaha xagjirka ah?

0
212

Idaacada codka mareykanka ee VOA, laanteeeda afka soomaaliga ayaa isbuucan barnaamijkeeda martida mikrofoonka kusoo qaatey qodob muhiim ah, kaas oo ku saabsan dhibaatada ay dadka muslimiinta ah, kala kulmi karaan weerarada soo badanayaa ee kooxaha magaca diinta islaamka huwan, ay ka geysanayaan wadamada Yurub. 

Sidoo kale sidee ayay bulshada soomaaliyeed uga hortagi kartaa in weeraradaas aysan saameyn ku yeelan noloshooda bulsho ahaaneed iyo la noolaan shahooda mujtaca?

Waxaa barnaamijka lagu wareystay oo marti ku ahaa Dr Mohamed Gaas oo xiriirka caalamiga ah ka dhigo jaamacada Norges miljø- og biovitenskapelige universitet.

 

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments