(Daawo): Wareysi arimo badan oo qarsoon fashilinayo. Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya

0
146
Wasiirka arimaha dibada Norway iyo wasiirka arimaha dibada Soomaaliya

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye ayaa wareysi wax badan banaanka keenayo siiyey, mid kamid ah wariyeyaasha ka howgala magaalada Muqdisho. Waxaana Cabdisalaam Cumar Hadliye uu qirey inuu ogyahay in dowlada Norway, ay dhowr mar si khasab ah dad ugu soo celisay Soomaaliya, arintaasna aysan dowlada Soomaaliya wax ka qaban karin.

Hadliye ayaa isaga shaqsi ahaan iska fogeeyay inuu wax ka saxiixay heshiis dad lagu celinayo oo ay dowlada soomaaliya la gashey dowladaha Yurub, balse wuxuu sheegay in arinta qoxootiga soomaaliyeed ee Yurub, ay tahay arin mar walba laga hadlo.

Dhanka kale Hadliye ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya, ay dajisay sharci si cad u qeexaya arinta dib u celinta qoxootiga soomaaliyeed ee Norway.

Halkan ka daawo wareysiga. 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments