23 qof soomaali ah ayaa kunool tuulada Ørsta

0
122

Waligaas ma maqashay deegaan uu magaciisa yahay Østa?. hadey jawaabtu tahay maya, hadaba iska baro ku cidloobi meyside, waa intaasoo baabuur uu kaaga ag jabaaye. 

Wargeyska lokalka ah ee Møre-Nytt ayaa soo saarey tirada dadka soo galootiga ah ee degan tuuladaas Østa. Waxaa dadka ajaaniibta ah halkaas degan kamid ah 23 qof oo soomaaliyeed.

Ørsta ayaa hoostagto degmada Sunnmøre ee gobalka Møre og Romsdal. Waxaan kunool dad lagu qiyaasay ilaa 7 kun oo qof. 

Xigasho/kilde: Møre-nytt-papir-avis( 24-11-2016, side 11)

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments