Germany: Wiil soomaali ah oo ku guuleystay tartanka orodka dheer ee maratonka

Wiil soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdiqani Ismaaciil ayaa shaley ku guuleystay tartanka orodka dheer(Maratonka) ee magaalada Würzburg ee gobolka Bayern ee dalka Germany.

Tartankan orodka ah ayaa ahaa tartan furan oo ay kasoo qeybgaleen kumanaan qof oo degan magaaladaas Würzburg, iyada oo la ordayay masaafo dhan 21 km oo magaalada dhexdeeda ah.

Warbaahinta dalkaas Germany ayaa maanta aad u hadalheyso Cabdiqani iyo guusha uu kasoo hoyay dalka orodka dheer ee magaaladas.

[adsenseyu2]

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of