torsdag, september 16, 2021

Daily Archives: May 16, 2017

NRK: Maxaa kasoo cusboonaaday dhacdadii Hargeysa

Sida uu qorayo tv-ga qarankan Norway ee NRK, waxaa maanta xabsiga laga sii daayay haweeneydii soomaali-norwiiji aheyd ee wax ka laheyd maamulka dugsigii laga...

(Video):Kulan- Aqoon-isweydaarsi soomaalida Gran/Lunner iyo Oslo

Axadii lasoo dhaafay waxaa deegaanka Gran ka dhacay kulan aqoon-isweydaarsi ah oo dhexmaray bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaamada Grand/lunner iyo qaar kamid ah...

Per Sandeberg: Waxaan kulan isugu yeerayaa wasiirada dowlada, si loo joojiyo dhoofinta caruurta norwiijiga ah

Sii hayaha xilka wasaarada arimaha soo galootiga iyo isdhexgalka bulshada, Per Sandberg oo katirsan xisbiga FRP, ayaa wargeyska Nettavisen u sheegay inuu la yaabanyahay(amakaagsanyahay),...

Amal Aden: Naceybka reer galbeedka iyo ka fogaanshahooda ayaa caruurta lagu baraa dugsiyada quraanka Soomaaliya

Waxaa wali socoto duufaantii dhanka warbaahinta Norway ee ka dhalatay dhacdadii Hargeysa, iyo warbixintii ay NRK ka diyaarisay caruurta iyo dhalinyarada soomaalida ah ee...
- Advertisment -

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.