Wareysi Baashe Muuse: Waxaan ahay musharaxa booska 8-aad ee baarlamaanka kasoo gali doono Oslo

Warbaahinta NorSom News ayaa wareysi iyo xog waran la yeelatay Baashe Muuse oo ah xubin kamid ah golaha deegaanka Oslo, hadana ah mid kamid ah musharaxiinta u tartami doona  kamid noqoshada baarlamaanka Norwey:

-Dad badan oo soomaali ah oo kasoo jeedo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, gaar ahaana muqdisho ayaa loo soo diray warqad digniin sharci kala noqosho ah

-Kulan dhexmaray Baashe iyo UDI-da

-Jaaniska kamid noqoshada fof soomaali ah ee baarlamaanka Norwey , wuxuu doorkan 60% ka badanyahay kii hore

-Waxaan ku jiraa booska 8-aad ee musharaxiinta baarlamaanka xisbiga AP uga tartami doona magaalada Oslo

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

Bli den første som kommenterer/dhiibo fikirkaaga

Notify of
avatar
wpDiscuz