Safaarada Nairobi: Fariin muhiim ah oo ku socoto soomaali-Norwiijiyaanka ku sugan Kenya & Soomaaliya

0
119

eysta dhalashada Norway, kuna sugan dalalka Kenya iyo Soomaaliya ku wargalineyso in qofkii raba inuu ka qeybqaato doorashada baarlamaanka Norway ee 13-ka September ka dhici doonto gudaha Norway, uu codkiisa ka dhiiban karo safaarada, isaga oo qabsanayo balan.

Sharciga doorashada Norway, ayaa dhigayo in qofkii heysta dhalashada Norway, balse ku maqa dal dibadda ah uu ka codeyn karo xarumaha safaaraddaha iyo qunsuliyadaha ay Norway ku leedahay dalalka dibadda ah. Hoos ka daawo safaaradda oo sharaxeyso qaabka uu qofku codkiisa ku dhiiban karo.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments