Norway waxaa isbuucyo kahor ka bilowday talaalka feyruska covid-19, waxaana ilaa hada la talaalay kumanaan qof oo ah kuwa safka koowaad ee talaalka kujiro. Muuqaalkan hoose, waxaad ka heleysaa macluumaad muhiim ah oo la xiriira talaalka feyruska, waxaana idiin soo gudbinayo Dr Ahmed oo ah dhakhtar soomaali ah oo ka howlgala isbitaalka dowlada ee magaalada Oslo. Muuqaalka Facebook ahaan halkan ka daawo(Riix).
Subscribe
0 Comments
oldest