fredag, januar 22, 2021

Daily Archives: Oct 5, 2020

Sweden: Xayiraad safar lagu soo rogay gabar 16 jir guur loo waday

Gabar 16 jir ah oo ku dhaqan gobolka Skåne ee dalka SWEDEN ayaa lagu soo rogay xayiraad dhanka safarka ah, kadib markii hay'addaha dowlada...

Khuburo: Waalidiin ayaa sababtan darteed si qaldan loo xukumay.

Baaritaan ay sameeyeen khuburo ka kooban dhakhatiir iyo sharci yaqaano ayay ku sheegeen in waalidiin badan si qaldan loogu xukumay danbi aysan galin, kadib...

Kristiansand: Mid kamid ah madaxda ururka SIAN oo la dilay.

Booliska magaalada Kristiansand ayaa sabtidii lasoo dhaafay helay meydka Dan-Eivind Lid oo ahaa mid kamid ah madaxda ururka la baxay SIAN( Joojinta islaamiyeynta Norway),...

NAV oo waraaq qalad loo fahmay u dirtay 100.000 qof: Si qalad ah ayay ku baxday.

Sida lagu sheegay warqad qoraal ah oo maanta kasoo baxday xafiiska shaqada ee NAV, hey' adda ayaa maalintii axada ee shaley aheyd waraaq ku...

Most Read

error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.