Xiligan ayaa la furi doonaa goobaha jimicsiga iyo dabaasha.

0
87

Sida lagu sheegay shir jaraa´id oo ay maanta qabatay reysulwasaaraha Norway, waxey dowladu ogolaatay in laga bilaabo isniinta soo socoto oo taariikhdu ay tahay 15-ka bisha Juni, dib loo furi doono goobaha jimicsiga (treningssenter). Sidoo kale waxaa dib loo furi doonaa goobaha dabaasha.

Dowlada ayaa wali shuruud adag ku xirtay goobaha dabaasha iyo jimicsiga, si looga hortago faafitaanka xanuunka covid-19.

Xigasho/kilde:Både treningssentre, badeland og svømmehaller kan gjenåpnes fra mandag

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments