Sweden: Siyaasiyad soomaalida horey u aflagaadeysa oo laga tuuray xisbigii ay ka tirsaneyd.

0
141
Foto: Wikipedia

Xisbiga Vänsterpartiet ee dalka Sweden ayaa qaaday tallaabo uu xisbiga uga saareyo Amineh Kakabaveh oo ah haweenay asal ahaan u dhalatay Iran, qeybta Kurdida.

Wuxuuna xisbigu go´aankiisa ku sababeeyay in Amineh ay i marar badan si joogto ah dhaawacyo ugu geeysato aaminaadda ay bulshadu u hayso xisbiga iyo siyaasiyiinta xisbiga kula jirta.

Amineh ayaa dhowr mar warar been abuur ah ka sameysay bulshada soo galootiga, gaar ahaan soomaalida. Waxaana sanadkii 2017 laga tuuray liiska musharaxiinta xisbigaas ugu tartami lahaa doorashada, halka sanadkana guud ahaanba xisbiga laga saaray.

Xigasho/kilde: SverigesRadio

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments