Tv2: Frp oo hoos u dhicii ugu badmaa uu ku yimid mudo 24 sano ah

0
128
Foto: Skjermdump/nrk

Ra´yi uruurin uu sameeyay TV2 ayaa lagu ogaaday in xisbiga Frp, uu heysto 7,5 taageerada dadweynaha Norway. Taas oo ka dhigan hoos u dhicii ugu weynaa ee xisbigaas ku imaado, tan iyo sanadkii 1995.

Hadii codbixintaas lagu cabiro, wuxuu xisbiga Frp heli lahaa 12 xildhibaan oo kali ah, halka ay hada baarlamaanka ku leeyihiin 27 xildhibaan.

Frp ayaa lumiyay kala bar taageerayaashii ay heysteen lix sano mahor, iyada oo hada ay doorashada golaha deegaanka ka dhimantahay 2 bilood oo kali ah.

Xigasho/kilde: TV 2-måling: Dårligste oppslutning for Frp på 24 år.

Shirkada qareenada: Hadii lacagta kusoo gasha sanadkii ay ka yartaahy 240.000, waxaad xaq u leedahay qareen bilaash ah.
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments