Cilmibaaris-: Siyaasada qoxootiga dowlada ayaa dhaawac ku ah isdhexgalka

0
69

Cilmibaaris lagu sameeyay saameynta ay siyaasada dowlada ee ka dhanka ah qoxootiga, ku leedahay isdhexgalka bulshada, ayaa lagu sheegay inay dhaawaceyso jaaniska uu qofku bulshada kaga mid noqon karo sanadaha hore ee uu dalka joogo.

Waxaa tusaale loo soo qaatay 1600 soomaali ah, kuwaas oo dowlada Norway sheegtay inay dib u qiimeyn ku sameyn doonto baahidooda magangalyo.

Waqtiga dheer ee sugitaanka, iyo wel-welka jawaabta soo daahdo, ayaa cilmibaaristan lagu sheegay inay dhaawaceyso hamiga qofka uu ka leeyahay kamid noqoshada bulshada. Maadaama uu sanado badan ku jiro wel-wel la xiriira kusii noolaanshihiisa wadanka.

Cilmibaaristan ayaa dowlada loogu soo bandhigay inay wax ka qabato xiliga sugitaanka ee qofka uu jawaabta sugayo, si qofka aan looga dhaawicin jaaniskiisa kamid noqoshada bulshada.(Hoos kasii akhri)

Xigasho/kilde: Forskning.no: Den lange ventetiden i saker hvor UDI vurderer å trekke tilbake oppholdstillatelse, og usikkerheten som prosessen medfører, gir seg utslag i dårligere livskvalitet og bråstopp i integreringen.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments