Norway: Intaan oo qof ayaa degenaanshaha rasmiga ah qaatay sanadkii tagay.

0
85
Agaasimaha UDI-da : Frode Forfang

Sida lagu sheegay tirokoob ay soo saartay laanta dowlada Norway u qaabilsan agaasinka soo galootiga, ilaa 14.500 qof ayaa sanadkii tagay ee 2018 heshay sharciga degenaanshaha dalkan Norway.

Dadka kasoo jeedo dalka ay colaadaha sokeeye ka socdaan ee Siiriya(3000 qof) ayaa ugu sareeyo dadka helay degenaansha Norway, waxaana kusoo xigso Ereteriyaanka(2400) halka soomaaliduna ay kujirto booska sadexaad(1400).

Makala cada in soomaalida ay degenaanshaha siiyeen ay yihiin kuwa ay horey u sheegeen inay dib u qiimeyn ku sameyn doonaan magangalyadooda iyo inay yihiin dad ka danbeeyay xiligii dadkaas ay wadanka soo galeen.

Halkan kasii akhri tirokoobkan: ABC-Nyheter 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments