Ku waalidkasta oo arday u dhigato dugsiga dhexe

0
163

Ma tahay waaliid ay caruurtiisu dhigato dugsi dhexe fasalka 10aad ?

Wax ma kala socotaa habka loo kala doorto dugsiyada sare ?

Ma kuu kala caddahay ilmahaagu maadooyinku uu dooran karo markuu dhammeeyo dugsiga dhexe ?

War ma ka haysa mase u haysaa maadooyinka lagu dhigto dugsiyada sare ?

Haddii aadan waydiimahan kore warcelintooda haynin, Opplyst Ungdom waxay kugu casuumaysa madal loogu magacday Next VGS– What to do ? taaso lagu falanqayn doono arrimaha la xidhiidha doorashada dugsiyada sare iyo kala doorashada maadooyinka ilmahaagu qaadan karo.

Opplyst Ungdom oo ah urur isuxilqaamay in uu ilmaha Soomaaiyeed ka caawiyo wax kasta oo la xidhiidha iskulka iyo laylisyada maadooyinka ayaa wuxuu qabanayan 07.02.19 kulan looga hadlayo doorashada dugsiyada sare.

Waxaan kugu casuumaynaa in aad nagala soo qayb gashid kulankan.

Goobta : Aktivitetshuset K1 – Kolstadsgata 1, 0652 Oslo

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments