Shirkada Juba Travel Agency: Waxaan bilownay fursad Del-betaling: Lacagta iska yar-yaree

0
240

Shirkada Juba Travel Agency ayaa macaamiisheeda iyo dhamaan soomaalida ku dhaqan Norway ogeysiineyso inay bilaabeen fursad uu qofka shirkada macmiilka ka ah uu lacagta isaga yar-yareyn karo, hadii uusan markaas wada heysan lacagta tigidka.

Juba Travel ayaa noqoneyso shirkadii ugu horeysay ee soomaali ah ee macaamiisheeda siiso fursad ay lacagta tigidka isaga yar-yareyn karaan,

Adeegyada aad Juba Travel ku dooran karto ayaa waxaa kamid ah inay kuu hayaan:

1) macluumaadka iyo tigidada ilaa 500 oo diyaaradood, kuwaas oo ay daqiiqado gudahood ku ogaanayaan mida ku haboon qorshaha safarkaada.

2) Inay isla markaaba kuu sheegi karaan xamuulka aad xaqaha u leedahay iyo alaabta laguu ogolyahay. Diyaaradahu wey kala duwanyihiin xamuulka loo ogolyahay inuu qofku qaato: Tusaale Ethiopian Airlines waxey u ogoshahay xamuul dhan 69 kg+10 kg, halka diyaaradaha Turkish Airlines qofka loo ogolyahay 46 kg+8 kg.

3) Inay kuu badali karaan taariikhda tigidka, bmagaca dadka ku baxayo hadii uu qaldamo iwm.

4) Inay joogaan shaqaale soomaali ah oo kuugu adeegayo luuqadaada afka hooyo ee soomaaliga, kuulana diyaar ah adeeg hufan oo sare.

Hadii aad rabto inaad sii carbuunato tigidka diyaarada ee fasaxa sommerka nagu soo aadan, waxaad la xiriirtaa Juba Travel Agencey: Kala xiriir telefoonadan:

Tlf: 96969634 /96969654  

E-mail: Info@jubatravelagency.no.

Address-ka: Motzfelds gate 7, 0187 OSLO.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments