Oslo: Haweenay soomaali ah oo lagu qabtay 7,5 kiilo oo qaad ah

0
141
Foto: Tollvesenet

Sida ay sheegeen booliska qeybta bariga Norway, haweenay soomaalo ah ayaa lagu qabtay 7,5 kiilo oo qaad ah xili ay safraysay.

Sida uu wargeyska Romerikes Blad u xaqiijiyay Finn Håvard Aas oo ah madaxa howlgalka booliska, haweeneydan ayaa markii danbe lasii daayay kadib markii ay aqbashay ganaax lacageed oo dhan 8000 Kroner.

Tan iyo markii dalka Ingiriiska laga mamnuucay qaadka, waxaa aad u yaraaday tirada qaadka soo gala dalkan Norway sida ay boolisku ku sheegeen warbixin ay soo saareen bilowga sanadkii hore ee 2018.

Xigasho/kilde: R.B

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments