(Dhageyso)Canada: Soomaali dhul ku iibsatay 6,500,000$(Lix milyan iyo shan boqol oo kun $)

0
148
Dhul Canada

Qaar ka mid ah Soomaalida degan magaalada Edmonton ee dalka Kanada ayaa ku guuleystey in ay iibsadaan dhul ay ku tilmaameen kii ugu weynaa ee ilaa iyo hada ay iibsadaan Soomaalida ku nool waqooyiga Mareykanka, Kanada iyo Mareykan.

Dhulkan oo lagu sheegay inuu qiyaas ahaan dhanyahay 850,000 meter labo jibaaran ayaa qiimihiisu uu gaadhayaa $6,500.000 oo dollarka Kanada ah.

Halkan ka dhageyso warbixinta idaacada VOA- ee arintan. 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments