Dhageysiga maxkamada racfaanka Mahad Abiib oo maanta Oslo ka bilaabatay

0
142
Mahad Abiib Foto: NorSom News

Waxaa maanta oo isniin ah maxkamada Oslo ka bilaabatay dhageysiga dacwada racfaanka ee uu Mahad Abiib ka qaatay go´aanka maxkamada koowaad ee Oslo. Waxaana qareenada Abiib mar kale maxkamada ay isaga hor imaanayaa qareenada hey´adda UNE.

Sida ay ay maanta qoreen qaar badan oo kamid ah warbaahinta Norway, labada dhinac ee isaga soo horjeedo kiiska dacwadan ayaa soo bandhigi doono cadeymo cusub oo ay ku xoojin doonaan kiisaskooda ay xeer beegtida maxkamada hor keenayaan. Waxaana markan maxkamada hor imaan doono markhaatiyo cusub , sida uu qoray TV2.

Abiib ayaa TV2 u sheegay inuu markan ku rajo wenyahay guul, uuna dareemayo inuu u dhawaaday guusha kiiskan.

Xigasho/kilde: TV2.NO(halkan kasii akhri)

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments