Norway oo mar kale loo aqoonsaday wadanka ugu fiican ee aduunka lagu noolaan karo

0
156
Oslo-Norway

Hey´adda UNDP ee katirsan qaramada midoobay ayaa mar kale wadankan Norway u aqoonsatay dalka ugu fiican ee lagu noolaan karo. Waxaana booska labaad kujira dalka Switzerland, waxaana kusii xiga dalalka Australia, Ireland, Germany, Iceland iyo Honkong.

Dhanka kale dalalka Niger, Afrikada dhexe, Koonfurta Suudaan iyo Chad ayaa noqday dalalka kaalmahah ugu hooseeya kaga jira wadamada ugu fiican ee lagu noolaan karo.

Xigasho/kilde: NRK

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments