Cabdulaahi Cilmi: Magaca ruuxa oo la bedelo xal ma noqonayo

0
252
Ustaad Abdullahi Elmi Ibrahim. (Bergen)
Ustaad Abdullahi Elmi Ibrahim. (Bergen)

24. 08.18 ayaa waxaa gabar la yiraahdo Rena Akabar maqaal ku soo qortay jariirada Bergenstidende ee ka soobaxda magaalada Bergen(Halkan ka akhri). 

Rena waxay ka cabaneysaa dhibaatooyin badan oo ka soo gaara bulshada ay la nooshay. Magaca awooweheed oo ah Akbar ayaa lala xariirinayaa arkakixiso iyo dhibaatooyin ay geysataan dadka muslimiinta ah.

Rena Akbar waxay sheegtay inay ku fekerayso inay mageceeda bedesho si ay uga baaqsato dhibaatooyinkaas. Laakiin su’aashu waxay tahay dhibaatadu ma ku hareysaa magaca oo la bedelo. Teeda kale magaca qofku wuxuu wax badan ka tilmaamayaa ruuxa, dhaqanka, iyo meesha uu ka soo jeedo. Dhibaatooyinka ajaanibata lagu hayo kuma eka magac iyo midab, laakiin waxaa jira dhibaatooyin kale oo qaabab kale kuyimaada.

Fiira gaara: maqaalkaan oo Af.norweji ah wuxuu ku soo baxay BT 8. sep. 2018.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments