(SR) Dr. Khaliif Bile Maxamuud: Dhibaatooyinkan ayaa ka dhalan kara kuleylka qoraxda, hadii aan laga taxadarin

0
247
Foto:Kenadid Mohamed/SR

Labadii bilood ee ugu danbeeyay waxaa wadamada galbeedka Yurub ka jiray cimilo kuleyl ah, oo aan wax badan ka qorax badan sidii caadiga ahaa ee lagu yaqaanay xiliyada kuleylaha(sommerka). Waxeyna heer kulka qoraxdu maalmaha qaar gaareysay 32 digrii, taas oo ah meelaha qaar ay aheyd heer kulkii ugu sareeyay ee abid la diiwaangaliyo.

Khaliif Bile Maxamuud waa dhakhtar muddo ka soo shaqeynayay waddammada ay qoraxdoodu kulushahay iyo Yurubta qabow intaba. Khaliif Bile ayaa laanta afka soomaaliga ee Sveriges Radio u sheegay in dareenka kuleeylka qorraxdu aanu aqoon jinsiyad iyo anigu waxaan asal ku dhashay waddan qorraxdiisu kululayd, hase yeeshee uu oogada si isku mid ah u waxyeeleeyo:

Halkan ka dhageyso wareysiga iyo digniinta Dr Khaliif.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments