Denmark: 29 jir soomaali ah oo ku eedeysan kufsiga qof haweeney ah

0
101

Sida ay qorayaan warbaahinta dalka Denmark, nin 29 sano jir soomaali ah ayaa loo soo qabtay fal kufsi ah oo magaalada Aarhus habeenkii isniinta loogu geystay qof haweeney 26 sano jir ah. falkan ayaa ka dhacay goobta loo yaqaan Botanisk Have ee magaalada Aarhus.

Ninkan soomaaliga ayaa shaley oo talaado aheyd lasoo taagay maxkamada xaqiijinta danbiga, waxaana ay boolisku kusoo eedeeyeen danbiga ku aadan falkan kufsiga ah.

Xigasho/kilde: BT.DK

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments