Sweden: Xisbiga midigta fog ee SD oo rajo fiican ka qabo doorashada soo socoto ee Sweden, kadib codbixin hordhac ah

0
134

Tirakoob iyo cod qaadis ay sameysay wakaalada SCB ee dalka Sweden ayaa lagu ogaaday in taageerada dadweynaha Sweden ee xisbiga Socialdemokraterna ay si aad ah hoos ugu dhacday, halka taageerada dadweynaha ee xisbiga midigta fog ee SD ay kor u kacday.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments