Kidzcorner:Qiimo-dhimis 30-50%: Hadiyada ciida ee caruurtaada uga iibi

0
206

Ma tahay waalid leh caruur yar-yar, kuna fakaraya farxad galintooda?. Dukaanka iibiya agabka caruurta ee Kidz Corner waxa uu dhamaan waalidka soomaalida ah ee degan Oslo iyo nawaaxigeeda ogeysiinayaa in dukaanku uu ciida darteed sameynayo qiimo-dhimis dhan 30%-ilaa 50 % ku sameynayo dhamaan agabka ay caruurtu ku ciyaaraan.

Dukaanka Kidz Corner waxaa ka heleysaa agabyo iyo qalab kala duwan oo loogu tala-galay caruurta, da´walba oo ay jiraan. Halkan ka daalaco agaka dukaanka yaalo: WWW.KIDZCORNER.NO. Waxaadna ku heleysaa qiimo-dhimis macquul ah.

Dukaanku waxa uu ku yaalaa xaafada Furuset, wuxuuna l2 daqiiqo u jiraa Furuset T-bane : Adresska: Granstangen 28 C.

Hadii aad ka dalbato internetka, waxaad heleysaa qiimo-dhimis kale oo dha 30%, hadii aad sidoo kale ku adeegato lacag  ka badan 1000 Kr´waxaad heleysaa qiimo-dhimis.

Dukaanku waxa uu furanyahay :

  • Isniin ilaa jimce: 17:00-20:00

  • Sabti ilaa axad: 10:00-17:00

  • Maalinta ciida ah: 14:00-22

Kala xiriir telefonkna wixii su aal ah: 47464602

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments