Jaaliyada soomaalida Norway oo nus milyan NOK u uruurisay dadka ku waxyeeloobay fahataada wabiga Beledweyne

0
148

Jaaliyada soomaaliyeed ee dalkan Norway ayaa lacag gaareyso 570.736 kroner u uruurisay dadka ay fatahaada wabiga ku waxyeeleen magaalada Beledweyne iyo deegaamada kale ee gobolka Hiiraan. Lacagtaas ayaa markii Dollar ahaan loo sarifay noqotay 66.813 oo dollar.

Gudiga gurmadka abaaraha, masaajidka Towfiiq, hey´adda Hanaano iyo maraakista gobolada oo iskaashanaya ayaa mar kale ku guuleystay inay soo uruuriyaan lacagtan gurmadka ah oo lagu taageeray dadka ku dhibaatoobay waxyeelada fatahaada wabiga.

Lacagtan ayaa lagu diray gudiga gurmadka fatahaada wabiga beledweyne.

Halkan ka daawo muuqaalka SNTV EE kulanka soo bandhigista lacagtaas. 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments