Halkan ayaa maanta lagu qaban doonaa kulanka soo dhaweynta reysulwasaaraha Soomaaliya

0
192

Ururka ardeyda soomaaliyeed ee Norway ayaa Reysulwasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa galabta u qaban doono kulan soo dhaweyn ah. Waxaana kulankaas sidoo kale kasoo qeybgali doono wasiirka maaliyada Soomaaliya, Dr cabdiraxmaan Beyle iyo ergeyga dowlada Norway u qaabilsan Soomaaliya.

Kulanku wuxuu noqon doonaa mid u furan soomaalida oo dhan, ayna kasoo qeybgali doonaan dhamaan qeybaha bulshada. Waxaana lagu qaban doonaa hoolka hotellka Thon ee Ullevål Stadion ama adresskan: Sognsveien 77C, 0855 Oslo. 

 

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments